Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada dowladda oo hawgla miino baaris ah ka sameeyay degmada Awdheegle

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa hawlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka gala degmada Awdheegle, oo ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose.

Saraakiisha Ciidamada ayaa laga soo xigtay in hawlgalkaas ka dhacay jidadka u dhexeeya tuulooyinka Shaamgare, Jowhar yareey, Mubaarak iyo degmada Awdheegle.

Saraakiisha ayaa sheegay in Ciidamadu halkaas ka soo saareen miinooyin Al-shabaab ku aastay kadibna qarxiyeen si looga badbaadiyo dadka.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada dowladda oo hawgla miino baaris ah ka sameeyay degmada Awdheegle appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this