Sign in to follow this  
Deeq A.

Hadalkii madaxwaynahana sidaan u fahmey…….Xildhibaan Guruuje

Recommended Posts

Deeq A.   
Hadalkii madaxwaynahana sidaan u fahmey ” .
Xeerka ururadda siyaasadda ee xeer no 14/2011 waa xeer jirey oo shaqeeyay hassa yeeshee waxaa cusub wax ka badalka xeer no 14/2021 , kaasoo madaxwaynahu soo jeedintiisa ku sheegey in uu ka hor imanayo distoorka iyo xeerka doorashooyinka ee xeer no 91 .
Hadaba anigu hadalka madaxwaynahana waxaan u fahmey in xeerkii 14/2011 ayuu dhaqan gelyahey wax ka badalkii muranka dhaliyey ee 14/21 uu burayo ,haddii arrintu sidaa tahey arrintu waa sahlan tahey .
guruuje.png
Xildhibaan Guruuje

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this