Deeq A. Posted December 23, 2021 Qoraal khad cas ku qoran oo ka soo baxay PSF ayaa lagu sheegay in dowladda Puntland jebisay xabbad-joojintii shalay lagu ballamay. PSF ayaa sheegtay in wasiiradii Puntland u xil-saartay xaaladda taagan ay sii hurinayaan colaadda Boosaaso iyo bara-kicinta shacabka ku dhaqan magaaladaas. Qoraalka ayaa lagu caddeeyay in Ciidanka taabacsan Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF ay ku sugan yihiin oo difaac kaga jiraan xaruntooda Boosaaso. Halkaan ka akhri Qoraalka PUNTLAND POST The post PSF oo war khad cas ku qoran ugu jawaabtay Puntland appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites