Sign in to follow this  
Muuse

waxay dani keentiyo kalgacal baa ila durkoo dad iyo duunyaba ka go'ay

Recommended Posts

Muuse   

waan idin salaamay salaan qiimo iyo qaaya badan leeh dhamaan dadka soomaaliyeed

Baydka Koobaad

 

smile.gif

Baydka Koobaad

waxbaa daris ila noqdee

dugaagaan weheshadaa

dul meerayaa kaymahoo

 

halkaad iga daydaydiyo

halkan heedhe heedhe

halkaan dagay kala durkee

 

ilaahbaa deeq baxshee

dulmiga caashaqa ka daa

digashada caashaqa ka daa

 

Baydka Labbaad

anoon dooda iyo deeqda

dagaal layga badinahayn

dareenkayga waad ogtoo

 

jacylbaan la doodayaa

bal sheeg danbigaa wax qabba

dib u raac sheekada dadkoo

 

halkaad iga daydaydiyo

halkan haye haye

halkaan dagay kala durkee

 

ilaahbaa deeq baxshee

dulmiga caashaqa kadaa

digasahada caashaqa ka daa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this