Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland: Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka Oo Dhawaan Ka Bilaabmeysa Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbalanad ayaa ku dhawaaqay doorashada 14 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Doorashada kuraastan oo dhawaan lagu qaban doono magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa ah kuraasti ugu horeysay ee ee Jubbaland lagu dooranayo.

Kuraastan la shaaciyay oo ay ka mid yihiin kuraasta tirsigoodu yahay HOP#28, HOP#82, HOP#93, HOP#107,, HOP#108, HOP#111 iyo kuwa kale.

Hoos ka akhriso liiska kuraasta doorashadoodu la shaaciya 

267177085_450764856499841_40469197818998

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this