Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Guur ka dalbaday Gabadhii Sodoh-diidka ahayd

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Sanyare Nuur oo Guur ka dalbaday Gabadhii Sodoh-diidka ahayed

sodoh.jpg
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Sanyare Nuur ayaa guur ka dalbaday gabadhii sodoh diidka ahayd. Sababtoo ah Hooyadiis waahore ayey dhimatay
“anigaa hooyadeey dhimatay ee haleeygu daro gabadhaan. intii mid hooyo leh ay isku wareeri lahaayeen. Ileen ma jiree nin Hooyo leh oo gabadhaan aqbali doona” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Mudug
sodoh.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this