Deeq A. Posted December 10, 2021 Gudoomiyaha Gobolka Mudug Sanyare Nuur oo Guur ka dalbaday Gabadhii Sodoh-diidka ahayed Gudoomiyaha Gobolka Mudug Sanyare Nuur ayaa guur ka dalbaday gabadhii sodoh diidka ahayd. Sababtoo ah Hooyadiis waahore ayey dhimatay “anigaa hooyadeey dhimatay ee haleeygu daro gabadhaan. intii mid hooyo leh ay isku wareeri lahaayeen. Ileen ma jiree nin Hooyo leh oo gabadhaan aqbali doona” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Mudug Qaran News Share this post Link to post Share on other sites