Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Maxamed Haaruun Biixi oo si adag u duray Xildhibaan Siciid Cudhay oo…..

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi Maxamed Haaruun Biixi oo si adag u duray Xildhibaan Siciid Cudhay oo…..

 haaruun.jpg
Ku lahaa Hargeysaay waan idiin dawarsi tegay! Oo anaku ma in aad noo dawarsi tagto ayaanu kuu diranay? Bal amuurtan kaalaya! Horta shaqadaadu waxa ay tahay ma taqaannaa? Dabcan maya ee ma taqaanid, saa hadii aad taqaan waxaas ba ma aad ku dhawaaqdeen inta aad saxaafad u yeedhato oo iska qayliso kamaradaha hortooda sidii xabadi ku gu dhacday!
Waxa qoray:
Maxamed Haaruun Biixi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this