Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne -xigeenka Somaliland oo soo guryonoqday+Nuxurka hadal uu Warbaahinta siiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne -xigeenka Somaliland oo soo guryonoqday+Nuxurka hadal uu Warbaahinta siiyey

saylaci.jpg
Dadkii, Aanu u Tagney, Waxey yidhaahdeen, Waxaad Tihiin Dad Qanniimad ku Fadhiya, oo Haddana Gaajoonaya,
Dunidu Maanta Siweyn Ayey Isha Inoogu Haysaa”
Ayuu yidhi Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Maanta Ka soo Guryo Hoyday Socdaalkii dheeraa ee uu ku Gaadhay Ilaa Dalka Hindiya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this