Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo amar dul-dhigtay hay’adda PSF

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee dowladda Puntland ayaa markii u horraysay war ka soo saartay Ilaalinta dhammaan Hantida hay’adda PSF.

Qoraal ka soo baxay Maxkamadda ayaa lagu amray Agaasimaha hay’adda PSF S/Guuto Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr in uu mas’uuliyad iska saaro Ilaalinta dhammaan Hantida Ciidanka PSF.

Halkaan ka akhriso Qoraalka Maxkamadda

PSF-1.jpg?resize=676%2C960&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Ciidamada Puntland oo amar dul-dhigtay hay’adda PSF appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this