Sign in to follow this  
Deeq A.

Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland oo gebi ahaanba la xiray

Recommended Posts

Deeq A.   

Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa gebi ahaanba la xiray sida uu goor dhowayd shaaciyay Guddoonka Baarlamanka.

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa soo jeediyay in gebi ahaanba la xiro Kal-fadhiga 49-aad iyadoo Go’aankaas uu Goluhu u codeeyay.

Kal-fadhiga xiga ee 50-aad ayaa ku beegan bisha June ee sannadkan 2022.

PUNTLAND POST

The post Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland oo gebi ahaanba la xiray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this