Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta bilaabaya La-xisaabtanka Xukuumadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in ay  maanta oo Arbaco ah bilaabaan La-xisaabtanka Xukuumadda.

Fadhiga 18-aad ee kal-fadhiga Baarlamanka oo goor dhow furmaya ayaa Ajandihiisa lagu sheegay La-xisaabtanka Wasaaradaha dowladda.

Golaha ayaa sida qorshaysan maanta la xisaabtamaya Wasaaradda Duulista Hawada iyo Wasaaradda Hawlaha Guud oo ay weheliso hay’adda Waddooyinka Puntland ee PHA.

Kal-fadhiga 49-aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo furmay 30 October 2021 waxa hadda ka harsan maalmo kooban.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta bilaabaya La-xisaabtanka Xukuumadda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this