Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabey Ganacsato Isku Dhaarsaday Inay Kordhiyaan Qiimaha Roodhida.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah masuuliyiinta Wershadaha Roodhida Laydhka sameeya oo iska soo duubay muuqaal ay isku dhaarsadeen in la kordhiyo qiimaha roodhida.

Tallaabadan ay Roodhileyaashu kor ugu qaadeen qiimaha Roodhida iyo qaabka ay u mareen, ayaa aad uga qayliyeen qaybaha kala duwan ee bulshadu, iyaga oo qaarkood ku baaqay in aan la iibsadan roodhida wershaduhu sameeyaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this