Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Faransiiska Oo Kulamo La Qaatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Paris)-Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salman.

Waa kulankii ugu horreeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hoggaamiyayaasha waawayn ee reer-galbeedka tan wixii ka dambeeyay dilkii saxafigii Jamal Khashoggi.

Mar uu Mr Macron ka jawaabayay cambaareyn ay u soo jeediyeen hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa waxaa uu sheegay in booqashadiisa ayna ka dhignayn in uu hilmaamay dilkii Khashoggi saddex sanno ka hor.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this