Deeq A. Posted December 5, 2021 (SLT-Washington)-Ugu yaraan sagaal telefoon oo ah kuwa ay soo saarto shirkadda Apple Inc ee iPhone-ka oo ay leeyihiin qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa la jabsaday, sida ay xaqiijiyeen afar qof oo arrintaan wax ka og. Qof aanan la garaneyn oo adeegsaday aalad lagu jabsado kambuyuutarrada iyo telefoonnada oo ay soo sameysay shirkadda NSO ee fadhigeedu yahay Israa’iil ayaa la sheegayaa inuu falkaasi ka dambeeyo. Halkan hoose ka warkan oo dhammaystiran https://www.thenewsmen.co.in/world/us-state-department-officials-iphones-hacked-by-pegasus-report/57091 Source Share this post Link to post Share on other sites