Sign in to follow this  
Deeq A.

Diblumaasiyiin Mareykan Ah Oo Telefoonnadooda La Jabsaday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Ugu yaraan sagaal telefoon oo ah kuwa ay soo saarto shirkadda Apple Inc ee iPhone-ka oo ay leeyihiin qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa la jabsaday, sida ay xaqiijiyeen afar qof oo arrintaan wax ka og.

Qof aanan la garaneyn oo adeegsaday aalad lagu jabsado kambuyuutarrada iyo telefoonnada oo ay soo sameysay shirkadda NSO ee fadhigeedu yahay Israa’iil ayaa la sheegayaa inuu falkaasi ka dambeeyo.

Halkan hoose ka warkan oo dhammaystiran

https://www.thenewsmen.co.in/world/us-state-department-officials-iphones-hacked-by-pegasus-report/57091

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this