Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Saaka Cagaf Galisay Xaafad Ay Degan Yihiin Dad Danyar Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Hoose ee Berbera, ayaa saaka cagaf galisay qaybo ka mid dadkii danyarta ahaa ee Deganaa Xaafadda Xero-aboo Berbera

Saaka saladaii hore ayey Dawlada hoose bilowday dubinta guryaha xafadda xero-aboo iyada oo aan arkayey dumar iyo caruur wadhan laamiga dhiniciisa oo ah dadkii guryahooda la dumiyey

Xoghayaha dawlada oo aan goobta kula kulmay  ayaa ii sheegay in aanu imika arinta ka hadley balse mar danbe uu ay ka hadli doono

Dadka guryoodi la dumiyey ayaa ii sheegay in saaka cagafta uun la galiyey guryahoodi oo imika ay ku mashquusan yihiin sidii ay caruurtooda halkaasi uga guran lahayeeen.

  • 263886092_4606512789428741_3887185018571
  • 264072894_4606514239428596_7335075876944
  • 264227248_4606513256095361_5445660044867
  • 264266480_4606514322761921_8867519239315
  • 264426875_4606513732761980_4959480703424
  • 264553992_4606513979428622_2151098189303
  • 264762067_4606513436095343_8059974715489

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this