Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeerka Furista Ururrada Siyaasadda Oo Loo Gudbiyey Sharci yaqaannada Golahaasi Si Ay Uga Soo Tallo Bixiyaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay in Xeerkii furista Ururrada Siyaasadda ee Xeer 14 ee Golahaasi uu ku soo celiyey Madaxweynuhu in loo gudbiyey Garyaqaannada Golaha Wakiillada, si ay tallo sharci uga soo bixiyaan, dibna ugu soo celiyaan Gole weynaha.

Fadhiga Maanta ee Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ayaa loo qaybiyey ajandaha Kal-fadhiga Labaad ee Golahaasi

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this