Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka: Eretria Waa Iney Kasoo Baxdo Itoobiya, Waxay Gobolka Ka Wadaan Xasilooni Darro

Recommended Posts

Deeq A.   

Safaaradda Mareykanka ee Eretria ayaa qoraal adag kasoo saartay war kasoo baxay safaaradda Asmara ee Washington, iyada oo lagu sheegay in warka safaaradda in aanu sax aheyn.

Warka Mareykanka oo daba socday qoraal ay safaaradda Eretria ee Washington soo saartay December 3 ayey Aqalka cad sheegeen in kooxda Afwerki ay gudaha Itoobiya ka wadaan arrimo ka dhan ah banii’aadamnimada sida dil wadareed, kufsi caruurta ah iyo arrimo kale, waxayna Mareykanku ku baaqeen in sida ugu dhaqsaha badan ay kusoo baxaan.

Warbixinta Mareykanka waxaa ku jirtay in ciidanka  Eretria eek u sugan gudaha Itoobiya ay abuurayaan xasilooni darro gobolka ah, ugana sii darayaan xaaladda banii’aadanimo.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this