Deeq A. Posted December 5, 2021 Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa magacaabay Taliyaha Saldhiga degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal. Taliyaha cusub ee Saldhiga degmada Eyl ayaa loo magacaabay Gaashaanle Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul). Taliyaha Booliiska Puntland ayaa sida la sheegay wada isbeddelo uu ku samaynayo saraakiisha Booliiska degmooyinka. PUNTLAND POST The post Taliye cusub oo loo magacaabay Booliiska degmada Eyl appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites