Deeq A. Posted December 4, 2021 Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Jilaaga caanka ah ee Idiris Ilig oo loo yaqaan Sayidka Barakaysan. Ma jiro illaa hadda cid caddaysay sababta xadhigiisa balse wararka qaar ayaa sheegaya in loo haysto riwaayad uu soo bandhigay oo Madaxweyne Muuse Biixi ka cadhaysiisay. Waa tan riwaayadan la sheegay in loo xidhay Sayidka Barakaysan ee aan halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites