Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayarkii Hore Ee Burco Muraad Oo U Jawaabay Suldaan Mawliid Sabayse

Recommended Posts

Deeq A.   

“Ilaahay baa Boqor ahe Boqor Cismaan Aw  Maxamuud waa laga gardaran yahay, wax yaabaha uu ku hadlay suldaan Sabays-tena qaranka iyo deegaan-kayaga labadaba waa ku meel, kadhac, inta waagu aanu beryin haddii aan garawshiiyo laga bixin berito waxaanu wada noqonaynaa wada Buurmadoow. ku abshira.

warkaygaa hala gaadhsiiyo Suldaan Xasan”

waxa sidan yidhi maayirkii hore ee Burco Maxamed Muraad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this