Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye Cabdi Yare oo ka hadlay sababta Madaxweyne Deni xilka uga qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliye Cabdi Yare Xasan Xuseen ayaa markii u horraysay xalay ka hadlay sababta Madaxweyne Siciid Deni uu xilka uga qaaday.

Taliye Cabdi Yare ayaa sheegay in uu u mahadcelinayo Madaxweynaha oo markii hore xilkan u gartay haddana ka wareejiyay kadib markii uu ku daalay.

Sidoo kale wuxu sheegay in uusan Puntland meelna uga socon haddii xilka laga qaaday wuxuuna ballan-qaaday in uu la shaqayn doono Taliyaha cusub ee Booliiska loo magacaabay.

Halkaan ka daawo Hadalkiisa

PUNTLAND POST

The post Taliye Cabdi Yare oo ka hadlay sababta Madaxweyne Deni xilka uga qaaday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this