Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Axmed Siciid Aw Nuur oo u jawaabay Xil. Siibad baaqna u diray Baarlamanka TPEC iyo Siciid Deni

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi Axmed Siciid Aw Nuur, oo ka tirsan As’aasayaasha Urur Siyaasadeedka Mideeye, islamarkaana xilal kala duwan oo siyaasadeed ka soo qabtay Puntland, ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii Xildhibaan Siibad uu ka hor-jeediyay Baarlamanka sidoo kalena wuxu talooyin u soo jeediyay Baarlamanka Puntland, Guddiga KMG ee Doorashooyinka iyo Madaxweyne Siciid Deni.

Halkaan ka daawo Hadalkiisa

PUNTLAND POST

The post Siyaasi Axmed Siciid Aw Nuur oo u jawaabay Xil. Siibad baaqna u diray Baarlamanka TPEC iyo Siciid Deni appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this