Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-shabaab oo sheegtay in ay qarax miino ku dileen 10 askari oo ka tirsan Ciidanka Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Al-shabaab ayaa sheegtay in ay 10 askari oo Ciidanka Kenya ah ku dishay gudaha Gobolka Laamu kadib markii ay qarax miino la beegsatay kolonyo ciidan.

War ka soo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in kolonyadaas lagu beegsaday xilli ay marayeen inta u dhexaysa degaannada Kinyonga iyo Mirani oo ka tirsan Gobolka Laamu.

Dowladda Kenya weli kama hadlin sheegashada Al-shabaab mana jirto cid si madax-bannaan u xaqiijisay warkaas.

PUNTLAND POST

The post Al-shabaab oo sheegtay in ay qarax miino ku dileen 10 askari oo ka tirsan Ciidanka Kenya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this