Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Baaq Ka Soo Saaray Doorashada Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka heer federaal ee 2021 ayaa soo dhaweyay doorashadii golaha shacabka ee Somaliland ee ka qabsoomtay magaalada Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu bogaadiyay dadaalka iyo biseylka siyaasadeed ay muujiyeen siyaasiyiinta gobalada Waqooyi oo noqday kuwii ugu horeyay ee bilaabay doorashooyinka golaha shacabka ee baaralamaanka 11-aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa sidoo kale waxa ay maamulada kale ee dalka ugu baaqeen in ay bilaabaan doorashooyinka Golaha shacabka.

Hoos ka akhriso qoraalka guddiga doorashooyinka dalka 

FB_IMG_1635825433106.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this