Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii Booliiska Puntland oo xilka laga qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxamed-Xaashi.jpg?resize=597%2C487&ssl=Taliyaha cusub ee Booliiska Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Caawa xilka qaadis ku sameeyay Taliyihii Booliiska S/ Guuto Cabdi Xasan Xuseen Cabdiyare.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Deni oo xilka looga qaaday Cabdiyare ayaa sidoo kale lagu magacaabay Taliyaha cusub ee Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi.

Gen. Cabdi yare ayaa xilkan loo magacaabay 27-kii April ee sannadkii 2020 kadib markii xilka laga qaaday Taliyihii hore ee Booliiska Puntland S/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse.

PUNTLAND POST

The post Taliyihii Booliiska Puntland oo xilka laga qaaday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this