Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16357572272278848.jpg?resize=720%

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xilka qaadis, isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida mas’uuliyiinta xukuumadda.

Muuse Biixi ayaa Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga ku soo kordhigay xukuumadiisa, wuxuuna Wasiir uga dhigay Axmed Aadan Jaamac Axmed.

Sidoo kale madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaaday Maxamed Cabdi Maxamuud Samatar oo ahaa Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.

Dhanka kale Madaxweynaha Somaliland ayaa isku baddelay guddoomiyeyaashii gobolada Sool iyo Gabiley.

FB_IMG_1635757146675.jpg?resize=702%2C10 FB_IMG_1635757149806.jpg?resize=692%2C10

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Somaliland oo xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel sameeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this