Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland iyo hay’adda IFES oo ka wada-hadlay arrimaha doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   
3-19.jpg?resize=801%2C600&ssl=1

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa Xafiiskiisa Garowe ku qaabilay wefti ka socday hay’adda IFES oo ka shaqaysa arrimaha doorashooyinka.

Wasiirka Dhabancad iyo xubnaha ka socday hay’adda IFES ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan Puntland iyo sidii hay,adda IFES gacan uga geysan lahayd wajiga labaad ee doorashooyinka Degmooyinka Puntland ee hal qof iyo hal cod.

PUNTLAND POST

The post Puntland iyo hay’adda IFES oo ka wada-hadlay arrimaha doorashooyinka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this