Deeq A. Posted October 27, 2021 Weriye Cabdimaalik Coldoon oo la horkeenay Maxkamad Cabdimaalik muuse coldoon, ayaa maanta la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex iyadoo loo akhriyay eedahaha loo haysto. Jaamacadda Barwaaqo, Dugsiga Abaarso iyo madaxweyne Biixi, ayaa dhibane ka ah dacwadda sida Maxkamadda maanta laga hor sheegay. Dacwadda ayaa sii socon doonta ilaa go’aan laga soo saari doono. Waxana Coldoon dib loogu celiyay Xabsiga. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites