Sign in to follow this  
Deeq A.

coldoon Oo Maanta La Horkeenay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdimaalik muuse coldoon, ayaa maanta la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex iyadoo loo akhriyay eedahaha loo haysto.

Jaamacadda Barwaaqo, Dugsiga Abaarso iyo madaxweyne Biixi, ayaa dhibane ka ah dacwadda sida Maxkamadda maanta laga hor sheegay.

Dacwadda ayaa sii socon doonta ilaa go’aan laga soo saari doono. Waxana Coldoon dib loogu celiyay Xabsiga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this