Deeq A. Posted October 18, 2021 Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Cagjar ayaa gordhaw shaaciyay golahiisa cusub ee wasiirada. agjar oo saaka loo dhaariyay xilka madaxweynanimada dowlad deegaanka ee shanta sano ee soo socota ayaa soo saaray liiska wasiirada dowlad deegaanka Soomaalida. Hoos ka akhriso Golaha wasiirada Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida. ︎Xafiis=Wasaarad — 1- Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Qaasim 2- Xafiiska Beeraha: Dr. Cabdiqaadir Iiman 3- Xafiiska Hor. Xoolo dhaqatada: Subeer Xuseen Cumar 4- Xafiiska Hor magaalooyinka: Cabdiraxman Ciid Daahir 5- Xafiiska Waxbarashada: Cabdulaahi Lacag 6- Xafiiska Caafimaadka: Dr. Muuse Axmed Ibraahim 7- Xafiiska Maaliyadda: Cabdiraxmaan Axmed 8- Xafiiska Adeega shacabka: Warsan 9- Xafiiska Jidadka: Eng. Saddaam Xuseen 10- Xafiiska Nabadgalyada: Mubashir Dubad 11- Xafiiska Cadaalada: Axmed Xaaji Samatar 12- Xafiiska Biyaha: Xasan Daadhi 13- Xafiiska Xirfadaha iyo shaqo-abuurka: Xuseen Geydh 14- Xafiiska Arimaha Bulshada: Cabdullaahi Amaan(ONLF). 15- Xafiiska Arrimaha Haweenka: Xaliimo Xasan Maxamuyd 16- Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka: Malaw Maxamed 17- Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha: Dayib Axmed Nuur 18- Xafiiska Ciyaaraha iyo dhalinyarada: Maxamed Mahdi 19- Xafiiska Warfaafinta: Cabdiqaadir Rashid Ducaale 20- Xafiiska Macdanta Iyo shidaalka: Khadra Bashiir 21- Xafiiska Deegaanka iyo Kaymaha: Eng Muxiyadiin Cabdi Xuseen 22- Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka: Maxamed Fatah 23- Xafiiska Curinta iyo sayniska: Faaduma Deeqa 24- Xafiiska Qorshaynta: Maxamed Sheekh Aden 25- Xafiiska Dakhliga: Maxamed Naaji 26- Xafiiska Maaraynta Iyo khataraha: Axmed Yaasiin Sh Ibraahim(ONLF) 27- Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska: Maxamed ismaaciil. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites