Deeq A. Posted October 18, 2021 Waxaa goordhaw geeriyooday xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka, Colin Powell ayaa goordhaw u geeriyooday xanuunka corona Virus. Colin Luther Powell , oo ahaa jeneraal afar-xiddigle hawlgab ah ayaa 2001 illaa 2005 , wuxuu ahaa Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee 65-aad ee Mareykanka , wuxuu geeriyooday isagoo 84 jir ah. Mr Colin ayaa 1958, ku biiray ciidamada dowladda Mareykanka, isagoo dalal dhowr ah kaga qeyb galay howl gallo fara badan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites