Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaqaalaha Puntland oo la fasaxay si loo maamuuso xuska Mowliidka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhammaan Shaqaalaha dowladda Puntland ayaa la fasaxay maalinta Talaadada ah oo ku beegan xuska barakaysan ee Dhalashada Nebi Muxamed SCW (Mowliidka).

Qoraal wargelin ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland ayaa lagu fasaxay dhammaan shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha dowladda si loo maamuuso Mowliidka Nebiga (NNKH)

Wasaaradda ayaa sidoo kale ku wargelisay shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa hay’adaha Caalamiga ah  in ay fasax yihiin maalintaas.

Fasax.jpg?resize=1000%2C1416&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Shaqaalaha Puntland oo la fasaxay si loo maamuuso xuska Mowliidka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this