Sign in to follow this  
Deeq A.

Xabsiga Berbera Cadaabta Ifka !…Dhamme

Recommended Posts

Deeq A.   
Xabsiga Berbera Cadaabta Ifka !
Xabsiga Berbera wuxuu ka kooban yahay 12 qol oo cidhiidhi ah, waxa lagu xidhaa qol kasta 30 maxbuus, waa dhisme dhagaxa oo qadiimiya waxaana dhisay gumaystii ingiriiska, malaha marawaxad, qaboojiye iyo daaqado waaweyn xilliyada xagaaga maxaabiista waxa ka baxa dubka iyo diirka, kulaylka ka dhaca ma malayn karro, Xaaladda nololeed awgeed waxa naftooda ku waayay maxaabiis badan, 11-28-2016 waxa isku daldalay 2 maxbuus, qaar kalena xaalad caafimaad oo hallis ah ayay galaan. maanta waxa ku jira qolka 6-aad maxaabiis la ildaran qaash iyo nabarro kulaylku kasoo saaray oo naf ka dhawrida ah, waajib waxa ku ah Wasaaradda Caddaalada iyo maamulka gobolka in aan Xabsiga Berbera aadame ku noolaan karin cimilo iyo dhisme ahaan.
Waxa qoray Maxamed Sidiiq Dhamme
May be an image of sky

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this