Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uuliyiin ka tirsan Shiinaha iyo Maraykanka oo maanta kulan gaar ah yeelanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha Xafiiska Guddida arrimaha dibedda ee Guddiga dhexe ee xisbiga shuuciga dalka shiinaha.

 Mr. Yang Jiechi iyo la taliyaha Amniga Qaranka ee dalka maraykanka ayaa maanta ku kulmi doona magaalda Zurich ee dalka Switzerlad.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalka Shiinaha Hua Chunying ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Yang uu la kulmi doono Sullivan si waafaqsan is afgaradka la gaaray intii lagu guda jiray 10 -kii bishii Sebtember taleefoon dhex maray hoggaamiyeyaasha Shiinaha iyo Mareykanka, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Shiinaha ee Xinhua.

PUNTLAND POST

The post Mas’uuliyiin ka tirsan Shiinaha iyo Maraykanka oo maanta kulan gaar ah yeelanaya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this