Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Nugaal oo maanta xilka la wareegaya

Recommended Posts

Deeq A.   
Cawil.jpg?resize=483%2C405&ssl=1

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Maxamuud Xasan Maxamed (Cawil Mataan), ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmiya ula wareego mas’uuliyadda Gobolka.

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka ahna Guddoomiye ku xigeenka kowaad, Qaasim Maxamed Cabdi ayaa sida qorshaysan xilka ku wareejin doona Guddoomiyaha cusub.

Cawil Mataan ayaa 2-dii bishan October 2021 loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal kadib markii xilka laga qaaday Guddoomiyii hore Cawil Axmed Jabuuti.

PUNTLAND POST

The post Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Nugaal oo maanta xilka la wareegaya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this