Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay khamri iyo gaarigii siday

Recommended Posts

Deeq A.   
vlcsnap-2021-10-05-00h28m31s079.png?resi

Booliiska caasimadda Garoowe ayaa soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo xalay lagu qabtay saldhiga galbeed ee magaalada.

Taliye ku xigeenka saldhiga galbeed Xiddigle Cabdullaahi Cali Wadaad (Qoob) oo hadal kooban warbaahinta siiyay ayaa sheegay in dhalooyinkaas khamriga ah iyo gaarigiis sidayba loo gudbin doono sharciga.

Xiddigle Qoob ayaa sidoo kale sheegay in ay baxsadeen laba nin oo saarnaa gaariga khamriga siday islamarkaana weli Booliisku ku raad-joogaan.

Halkaan ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay khamri iyo gaarigii siday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this