Deeq A. Posted October 3, 2021 (SLT-New Zealand)-Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa shalay lagu dilay wiil Soomaali ah, kadib markii ay rasaas ku dhifteen shakhsiyaad ay weli ku raad joogaan booliska magaaladaas, iyadoo ay socdo baadhitaan la xidhiidha dilkiisa. Auckland ayaa ka mid ah magaalaayinka ay Soomalida ugu badan ee waddanka New Zealand ay deganyihiin. Source Share this post Link to post Share on other sites