Deeq A. Posted October 2, 2021 Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan, ayaa maanta lagu xidhay Hargeysa kadib markii Odayaasha Ardaaga uu ka soo jeedo ay geeyeen Saldhigga sida ay ii xaqiijiyeen Ilo-xogogaal ah. Suldaanka ayaa dhawaan dhaawacay Xildhibaan Axmed Nuur Guruje, oo ka Aqalka Wakiillada ka tirsan. Source Share this post Link to post Share on other sites