Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidmaada Sheekh Shaakir Oo Gudaha Ugalay Gurceel

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad adag aya ka taagan magaalada girceel ee gobolka galgaduud ka gadaal markii Ciidamo taabacsan Sheekh shaakir ay gudaha uso galeen qeybo kamid ah magaalada.

 

Ciidamadan oo kaso ruqaansaday deegaanka Bohol oo shalay ay kula dagaalameen ciidanka Galmudug iyo kuwa xoogga dalka aya duhurnimadii maanta soo gaaray kaabiga magaalada.

Ilo ku sugan magaalada aya GOOBJOOG NEWS u sheegay in banaanka hore ee saldhiga booliska ay isugu soo baxeen tageerayaasha Shaakir oo ah culimada Ahlusuno iyago halkaas ku qabsaday bandhig diimeed ay ku qaadayaan adkaar iyo salliga nabiga NNKH.

 

GOOBJOOG NEWS.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this