Sign in to follow this  
Deeq A.

Raali-gelin Ku Socota Bulsho Weynta Ku Xidhan Somalilandtoday

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhammaan akhristeyaash iyo daawadayaasha sharafta leh ee sida joogtada ah ugu xidhan shabakadda Somalilandtoday.com waxa aanu ka raali-gelinaynaa muddo kooban oo ay mareegta Somalilandtoday hawada uga maqnayd oo hawlo shaqo ka socday.

Mar kale waanu idinka raali-gelinay waxaanan idinla socodsiinaynaa in aanu si rasmi ah hawada ugu soo laabanay oo aanu idin soo gudbin doono wararkii iyo warbixinihii xiisaha lahaa ee aad nooga barateen, sidoo kale waxaanu idin soo gudbin doonaa xogaha qarsoon la xidhiidha xaalada dalka iyo dunidaba.

Maamulka Somalilandtoday

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this