Sign in to follow this  
Deeq A.

Khilaaf u dhexeeyay qaar kamida Culimada Togdheer iyo Mulkiilaha Hotelka Isha Burco oo la soo afjaray+Qodobo laga heshiiyey.

Recommended Posts

Deeq A.   
Khilaaf u dhexeeyay qaar kamida Culimada Togdheer iyo Mulkiilaha Hotelka Isha Burco oo la soo afjaray+Qodobo laga heshiiyey.
Khilaafkii u dhexeeyay qaarkamida Culimada Togdheer iyo hotelka Isha Burco ayaa Caawa la dhameeyay iyagoo ku heshiiyay Qodobadan.
1. In laga heshiiyay khilaafkii culimada Iyo Hotelka Isha Burco.
2.in dhinac looga soo wada jeesto waxkasta oo dhaqanka iyo diinta wax yeelaya
3. Inay kawada shaqeeyaan culimadu iyo ganacsatadu Horumarka gobolka
4. Inay soo dhaweynayaan Cidka kasta oo gobolka horumarkiisa ka shaqaynaysa.
241020829_1249635492164637_1519604156297
241025218_1249635522164634_8952273384794
241005743_1249635565497963_3878704677769

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this