Sign in to follow this  
Deeq A.

Kabul oo ku dhacday Gacanta Taalibaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Taalibaan ayaa gudaha u galay madaxtooyada Afgaanistaan ee Kabul, taas oo soo afjartay dowladdii Asharf Gani.

Taalibaan ayaa gashay caasimadda kadib markii ay saacado badan hareereeyeen, iyaga oo kasoo galay dhinac walba.

Madaxda Taalibaan ayaa hadda galay qofkii uu ka arrami jiray Madaxweyne Gani kadib markii ay isaga carareen isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka.

Taalibaan ayaa la wareegtay Kabul oo looga saaray dagaal uu Mareykanka soo qaaday muddo hadda 20 sano laga joogay oo aheyd 11-kii September 2001-dii.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this