Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Wafaafinta Puntland Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah

Recommended Posts

Deeq A.   
Cabdullaahi Cali Xirsi ‘Tima-cadde ayaa ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Timacadde oo ah Wasiirka Warfaafinta Puntland, ayaa cod gacan-taag ah loogu doortey Senator Aqalka-sare ee BJFS, kaddib markii uu u tanaasuley msuahrrax Cabdullaahi Xaashi.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Afaraad ee aqalka sare.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this