Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Wasiirka Warfaafinta Ee Loo Doortay In Uu Noqdo Senator Ka Tirsan Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   
Cabdullaahi Cali Xirsi ‘Tima-cadde ayaa ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Timacadde oo ah Wasiirka Warfaafinta Puntland, ayaa cod gacan-taag ah loogu doortey Senator Aqalka-sare ee BJFS, kaddib markii uu u tanaasuley msuahrrax Cabdullaahi Xaashi.

Cabdullahi Cali Xirsi Tima cadde, ayaa waxa uu horay u soo noqday wasiiirka wasaaradaha Wasiirka howlaha guud ee duulista , wasiirki beeraha, wasiirka  arrimaha gudaha.

Timacadde ayaa sidoo kale hadda ahaa wasiirkii warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland, isagoo hadda noqday senator Aqalka sare ka tirsan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this