Deeq A. Posted July 31, 2021 Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa goordhaw magacaabay liiska Musharixiinta Aqalka sare. Lafta gareen ayaa magacabay 5 ka mid ah 8 kursi ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ku leeyahay Aqalka sare. Maamulka Koonfur galbeed ayaa ah maamulki labaad ee si toos ah u bilaaba diyaarinta doorashada Aqalka sare. Hoos ka akhriso magacyada Musharixiinta. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites