Deeq A. Posted July 5, 2021 Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed soomaaliya ayaa saaka oo isniin ah ka qabsoontay SKI HOTEL oo deegaan ku meel gaadha u ah Guddiga. Musharixiinta xilka Gudoomiyaha waxa isku Soo sharaxay 1. Yusuf Abdiqadir Mohamed 2. Maxamed Abdilahi Sh Hasan Natiijada Doorashada: xubnaha soo xaadiray waxay ahaayeen 11 xubnood – Yuusuf Abdiqadir Maxamed waxa uu helay 10 xubnood, halka Maxamed Sh Abdilahi Xasan uu helay 1 cod. Mudane Yuusuf Abdiqadir Maxamed ayaa noqday gudoomiyaha cusub ee Guddiga maamulka Doorashada koonfur Galbeed soomaaliya Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites