Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab Sababay Dhimashada Laba Carruur Ah Oo Ka Kacay Xaafad Ku Taalla Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa shegaya in xalay uu dab xooggan ka kacay guri ku yaallo magaalada kaas oo sababay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed.

Dabkan ayaa ka kacay xaafadda laynka booliska ee magaalada Hargeysa waxa uuna sababay dhimashada laba carruur ah iyo bur burka hanti guri.

Ciidamada dab damiska magaalada oo gaaray goobta uu dabka ka kacay iyagoo ku guleeystay in ay damiyaan dabka.

Carruurta ku geeriyootay dabka ayaa la sheegay in uu dhalay askari ka tirsan ciidamada booliiska Soomaaliland.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this