Sign in to follow this  
Deeq A.

Hogaanka Xisbiga UCID ayaa shaaciyey inay Caydhiyeen Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

Recommended Posts

Deeq A.   
 Hogaanka Xisbiga UCID ayaa shaaciyey inay Caydhiyeen Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax
 ucid-1.jpg

Hogaanka Xisbiga UCID ayaa shaaciyey inay xilkii iyo xubinimadii xisbiga ka qaadeen xoghayihii Arrimaha gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.

Ramaax ayaa ka soo horjeestay Mawqifka & Shirgudoonka ay Shaaciyeen isbahaysiga Xisbiyada Waddani iyo Ucid,

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this